Skip to content Skip to footer

South Asian Programme – Somali

La hadal qof wax fahmaya

Dhib miyey kaa heysata inaad la socoto inta lacag ah ee aad kharashgareynaysid? Ama inaad bixisid qaar ka mid ah biilasha ama aad cunto soo iibsato? Miyey kugu sii adkeynaysaa si aad u xakameyso khamaarkaaga?

somali

La hadal qof wax fahmaya. Adeegyada Ka hortaga Dhibka Khamaarka Dadka dhaqamada badan leh waan kaa caawin karnaa inaad maareyso saameynaha khamaarka iyo inaan kaa caawino xiriirka qoyska iyo maaliyadaada.

Haddii aad ka welwelsan tahay qof kuu dhow adiga, sidoo kale waan ku taageeri karnaa.

Wixii ah tallo qarsoodi oo bilaash ah soo wac khadkeena taleefanka ee ah 0151 226 0696 ama iimeyl noogu soo dir support@beaconcounsellingtrust.co.uk

0151 226 0696

support@beaconcounsellingtrust.co.uk

Donation

Make a difference

Help us provide free one to one counselling to those bereaved by suicide

Beacon Counseling Trust © 2024. All Rights Reserved. Designed and Developed by EKO 4 Global Services Ltd.